Tuesday, March 4, 2025
HomeAll NewsDad ku Dhaawacmay Shil Dhacay Degmo Katirsan Gobalka Galgaduud.

Dad ku Dhaawacmay Shil Dhacay Degmo Katirsan Gobalka Galgaduud.[DHAGEYSO]

Shilkaan ayaa waxa uu si gaar ah kaga dhacay degmada Guriceel oo katirsan gobalka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya, waxaana ka dhashay khasaare nafeed.

Shilka ayaa yimid kadib markii Mooto Bajaaj ay ku fariin goosatay dad ku sugnaa degmada, taas oo sababtay dhaawaca ku dhawaad 5 ruux.

Halkaan ka Degso Warka Shilka

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.