Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa saaka waxay qaadeen, weeraro cagmarin ah oo lagu soo afjaray ciidamo katirsan Dowladda Federaalka oo ku sugnaa deegaanno katirsan gobolka Shabeellaha Dhexe.
Hadaba Sidee wax uga dheceen Deegaannada saaka marti geliyay weerarada cagmarinta ah ee ay qaadeen Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab?