Falastiin waa mid kamid ah qadiyadaha iyo muqaddasaadka ugu waaweyn ee ay maanta Yahuudda oo ah kuwa ugu cadaawadda badan Muslimiinta ay gumeysi ku heystaan.
Haddaba Sideen Ubadkeyna ugu Beerikarnaa La Noolaanshaha Qadiyadda Falastiin, iyo Iney Yahuudda ka Xoreeyaan Dhulka Barakeysan ee Shaam? ku dhageyso warbixintaan.