Xifdinta iyo ilaalinta siraha waa waajib diini ah oo saaran qof kasta oo Muslim ah, waxaana haboon in qofku uu xifdiyo siraha lagu aaminay.
Haddaba sidee ayaan ubadkeenna ugu barbaarin kartaa xifdinta siraha qaabkee ayayna caruurta Saxaabada u ilaalin jireen siraha? ku dhageyso warbixintaan hoose.