Thursday, March 6, 2025
HomeAll NewsTaliyihii Booliiska Maamulka Hir Shabeelle oo Ku Dhaawacmay Dagaallada Saaka Dhacay.

Taliyihii Booliiska Maamulka Hir Shabeelle oo Ku Dhaawacmay Dagaallada Saaka Dhacay.

Wararka laga helayo goobaha lagu dagaallamay gaar ahaan deegaanka Cali Fooldheere ee gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa ku waramaya, in Kornel Xasan Dhicisow oo ah Taliyaha Booliska ee maamulkaa la baxay Hirshabeelle uu dhaawac kasoo gaaray dagaalka.

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.