Waxaa maanta gobalka Gedo ka dhacay weerar qarax ah oo lala beegsaday sarkaal katirsan maamulka la baxay Jubbaxay Jubbaladn.
Qaraxa oo si gaar ah kaga dhacay degmada Ceelwaaq ee gobalka Gedo waxaa lala beegsaday gaari uu watay Cabaas Ibraahib Gurey, oo ah taliyaha waxa loogu yeero ciidanka Daraawiishta ee maamulka la baxay Jubbaland.
Taliyaha waa uu ka badbaaday qaraxaas, balse waxaa ku dhaawacmay sarkaal uqaabilsanaa dhanka Maaliyadda oo magaciisa lagu soo koobay Af-dawaco.
Hoos ka Daawo Sawirrada Gaariga la Qarxiyay