Monday, March 3, 2025
HomeAll NewsTiro Dad ah oo ku Dhintay Waqooyiga Maroco Kadib Markii uu...

Tiro Dad ah oo ku Dhintay Waqooyiga Maroco Kadib Markii uu Naqasku ku Dhegay.

Ugu yaraan 4 ruux ayaa ku dhintay magaalada Azqanqaan ee ku taalla Waqooyiga wadanka Marooko, kadib markii Baziin uu sababay inuu naqasku ku dhego.

Dadka dhintay ayaa ka koobnaa hooyo iyo 3 wiil, waxaana la dhigay isbitaal ku yaalla magaalada An-Naaduur ee wadankaasi oo lagu magaacaabo Al-Xasani.

Dhacdadan waxay wadanka Maghrib ka dhacday maalintii shalay, waxayna kamid tahay arrimaba dhif iyo naadirka ah ee dhaca Caalamka.

Maadaama Dunida uu ka dhacay isbedel wayn marka laga hadlayo waxayaabaha kala duwan ee ay noloshu ubaahan tahay, waxaan dhanka kale haboon in laga foojignaado khatarahooda, waayo waxaa ka dhalankara dhacdooyinka lama filaan ah, maadama dadku inta badan aysan baarin maadooyinka kala nooca ah ee uu sheygu ka sameysan yahay.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.