Maamulka Aala-Sucuud ayaa ku caan ah fulinta dilal toogasho ah oo inta badan uu u geysto dadka qaxootiga ah ee ka tagay dalalka Afrika iyo Yemen, hadaba intee ayay la egyihiin dilalka toogasho ee sanadkan sii dhamaanaya uu fuliyay maamulka Aala-Sucuud?