Dhinac weliba oo kamid ah jawaanibta nolosha ee Marinka Qazza waxaad ka dheehan kartaa raadadka dagaalkii dulmiga ee Yahuudda, hase ahaatee Muslimiinta Qazza ayaa u xusul duubaya sidii ay uga gudbi lahaayeen arintaas.
Warbixin: Baaxadda Qashinka Yaala Marinka Qazza oo Qeyb ka ah Raadadka Duullaankii Yahuudda.
RELATED ARTICLES