Monday, March 3, 2025
HomeAll NewsWarbixin: Dowladda Faransiiska oo Kasii Jilba Laabaneysa Afrika. .

Warbixin: Dowladda Faransiiska oo Kasii Jilba Laabaneysa Afrika. [Dhagayso].

Dowladda Faransiiska waxay leedahay taariikh gumeysi oo aad u dheer maga hadlayo dunida Islaamka, siiba qaaradda Afrika oo ay taariikhyahannada ugu yeeraan ” Qaaradda Islaamka”.

Laakiin sanadihii ugu dambeeyay dowrka gumeysi ee Faransiisku ku lahaa qaaraddan ayaa gabaabsi sii ahaa, siyaasiyiintii Paris daacadda u ahaa ayaana ka horyimid siyaasadaheeda, iyadoo ay dheertahay in qaaraddu ay ka howlgalaan awoodo Jihaadi ah.

Halkan kala deg

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.