Monday, March 10, 2025
HomeAll NewsWarbixin: Itoobiya oo soo Iibsaneysa Maraakiib ay u ku Boobto Badda Soomaaliya.

Warbixin: Itoobiya oo soo Iibsaneysa Maraakiib ay u ku Boobto Badda Soomaaliya.

War kasoo baxay sharikadda maraakiibta iyo adeegyada badaha ee Dowladda Xabashida Itoobiya ayaa lagu sheegay, in ay soo iibsanayaan maraakiib gaaraya 6 markab.

Labo kamid ah maraakiibtaas ayay xukuumadda Adis Ababa sheegtay iney hadda gacanta ku heyso, halka 4-ta kalana ay dooneyso iney dhawaan gacanta ku dhigto.

Tani ayaa kusoo aadeysa iyadoo dhawaan Ra’iisal Wasaaraha Dowladda Xabashida Itoobiya Abiy Axmed uu booqasho ku yimid magaalada Muqdisho, si loo dardar galiyo qorshaha ay Adis Ababa lagu siinayo qeybo kamid ah badda Soomaaliya.

Halkan kala deg Faafaahinta.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.