Su`aasha ugu badan ee la iswaydiinaya billihi lasoo dhaafay, si gaar ah waxii ka dambeeyay werrarardii cuslaa ee lagu beegsaday Kayaanka Sahyuniga ah iyo deeganada uu ka dhisanayahay, gaar ahaan kuwii loo adeegsaday sawiirikhda dheereeyo Iyo diyaradaha Qarxa ayaa ah; maxaynu u arkin Khasaraha dhabta ah ee ay hawlagalladan haleesheeniyaan maamulka Yahuudda?
Warbixin: Maxay Yahuuddu u Qarinayaan Khasaaraha Ku Gaaraya Qazza iyo Lubnaan?
RELATED ARTICLES