Ra’iisul wasaaraha Yahuudda Bin Yamin Netanyahu, ayaa wajahay xaalado cakiran oo halis ku ah mustaqbalkiisa, kadib markii ay xubno kamid ah xafiiskiisa baahiyeen siro uu lahaa maamulka Yahuudda.