Tuesday, March 4, 2025
HomeAll NewsWasiir Hore oo Sheegay in Lagu Afduubtay Magaalada Muqdisho. .

Wasiir Hore oo Sheegay in Lagu Afduubtay Magaalada Muqdisho. [Dhagayso].

Axmed Maxamed Bare, oo horey wasiir iyo xillibaan uga soo noqday maamulka Koonfur galbeed ayaa sheegay iney afduubteen xubno katirsan Dowladda Federaalka.

wuxuu sheegay in laga afduubtay gurigiisa, lana geeyay xerada Gordon halkaas oo lagu hayay, isagoo tilmaamay in xubno katirsan Dowladda Federaalka oo uu khilaaf kala dhexeeyay ay afduubkiisa ka dambeeyeen.

Halkan kala deg Faafaahinta

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.