Friday, March 7, 2025
HomeAll NewsWasiirkii Hore ee Amniga Xasan Xundubey oo Walaac ka Muujiyay Awoodda Cusub...

Wasiirkii Hore ee Amniga Xasan Xundubey oo Walaac ka Muujiyay Awoodda Cusub ee Al-Shabaab.

Xasan Xundubey oo ah wasiirkii hore ee AMniga Dowladda Federaalka ayaa sheegay, iney Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab soo jabsatay deegaanno muhiim ah oo katirsan gobolka Shabeellaha Dhexe, sababaha surogeliyay arimahaasina la baarayo.

Ninkan oo xilligan taageersan Dowladda Federaalka ayaa ka been sheegay xaaladda gobolka, isagoo tilmaamay in deegaanno ay weli gacanta ku hayaan ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ku sheegay, iney la wareegeen ciidamada Dowladda Federaalka.

Fashilka heysta ciidamada Dowladda Federaalka ayuu u aaneeyay, iney qalqal iyo cabsi lasoo deristey, kadib markii ay heleen fariimo noocaas ah, isagoona sheegay in la baarayo cida fariimahaasi usoo dusisay ciidamada.

Halkaan ka Degso Warka Xundubeey

 

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.