Sheekh Xasan Abuu Xamza oo ah waaliga Wilaayada Islaamiga ee Mudug, ayaa waraysi uu siiyay warbaahinta Andalus ee ku hadasha afka Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab, wuxuu si diiran ugu bogaadiyay weeraradii cagmarinta ee ka dhacay Shabeellaha Dhexe.