Monday, March 3, 2025
HomeAll NewsXaaladda Murugsan ee Muslimiinta Turkistaanta Bari.

Xaaladda Murugsan ee Muslimiinta Turkistaanta Bari. [Dhagayso Q:01aad]

Turkistaanta Bari waa dhul ballaaran oo dhaca mandiqadda loogu yeero Bilaadu Maa waraa An-Nahri, waxaana kunool malaayiin muslimiin ah, kuwaasoo gumeysi adag ku heysato dowladda Ilxaadka ee Shiinaha.

Hadaba si aan u ifinno xaaladda adag ee ay ku noolyihiin muslimiintan, ayaanu diyaarinnay barnaamij Ramadaani ah, oo si qota dheer usoo tabinaya xaaladda dhabta ah ee ay ku jiraan Muslimiinta Turkistaanta Bari.

Halkan ka dhagayso Barnaamij- Xaaladda Murugsan ee Muslimiinta Turkistaanta Bari- 01

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.