Wednesday, March 12, 2025
HomeAll NewsXamse Cabdi Barre oo Walaac ka Muujiyay Howlgallada Xarakada Al-Shabaab.

Xamse Cabdi Barre oo Walaac ka Muujiyay Howlgallada Xarakada Al-Shabaab.

Ra’iisul wasaaraha Dowladda Federaalka Xamse Cabdi Barre, ayaa ku biiray madaxda Dowladda Federaalka ee ka walaacsan dardarta ay lasoo baxday Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.

Wuxuu sheegay Xamse Cabdi Barre, in waxa socda ay yihiin barabagaando aan waxba ka jirin, oo ay ka dambeyso Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.

Dhawaan ayuu Xasan Sheekh Maxamuud sidaano kale, wuxuu sheegay in digniinta amni ee kasoo baxday safaaradda Maraykanka ee magaalada Muqdisho, ay kamid tahay barabagaando uu sheegay in Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ay u dhiibtay Shisheeyaha, hadalkaas oo noqday mid lagu maadeysto, Maraykankuna ka carooday, illaa markii dambe lagu qasbay Dowladda Federaalka iney raalligelin ka bixiso warkaas.

Halkan kala deg Faafaahinta.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.