Xanuun safmar ah ayaa ka dilaacay deegaanno katirsan dhulka uu ka arimiyo maamulka labaxay Puntland.
Guddoomiyaha deegaan lagu magacaabo Rako Raaxo ee maamulka Puntland Cabdirashiid Cumar Siciid ayaa sheegay in ugu yaraan afar ruux ay ugu dhinteen xanuunka deegaankan, isagoo astaamaha xanuunka ku sheegay qandho lafo jebis ah.
Audio Player