Goobo Ganacsi oo Soomaalidu leedahay ayaa lagu boobay dalka Mozambique kadib markii rabshaduhu ka biwlodeen.
Soomaalida ku nool wadanka Mozambique gaar ahaan ganacsatadooda ayaa wajahaya xaalado halisyo ah oo ka dhashay rabashada ka ka bilowday dalkaasi.
Waxaa la boobay goobihii ganacsiga ee ay lahaayeen dad badan oo Soomaali ah, halka qaar kalena la dab la qabadsiiyay, sida uu sheegay mid kamid ah ganacsatada Soomaalida ee ku sugan wadankaasi.