Wednesday, March 5, 2025
HomeAll NewsXasan Sheekh oo Dhalinyaro u Dhoofinaya Sucuudiga Si uu Dhaqaale Uga Sameeyo.

Xasan Sheekh oo Dhalinyaro u Dhoofinaya Sucuudiga Si uu Dhaqaale Uga Sameeyo.

Wasaaradda shaqada iyo shaqaalaha ee Dowladda Fedaraalka ayaa waxa ay heshiis la gashay Dowladda Sucuudiga, kaas oo dhigayay in dhalinyaro Soomaali ah si gaar ah haweenka ay ka gataan maamulka Aala-Sucuud.

Bulshada ku dhaqan magaalada Muqdisho ayaa si adag kaga soo horjeestay tallaabadaan ay Dowladda Fedaraalka ku iibsaneyso dhalinyarada Soomaaliyeed.

Waxa ay tilmaameen in Dowladda Fedaraalka ay gumeysi u horsoodeyso dhalinyarada, madaxduna ay ka fakarayaan danahooda balse aysan wax dan ah ka laheyn dhalinyarada Soomaaliyeed.

Waxa ay intaa ku dareen in Sucuudiga haddii uu dad caawinayo uu wax tari lahaa Muslimiinta Filastiin ee ay Yahuuddu xasuuqeyso.

Halkaan ka Degso Warka Hishiiska

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.