Wednesday, March 12, 2025
HomeAll NewsXasan Sheekh oo Garoonka Muqdisho ku Qaabilay Askartku Dhaawacantay Dagaallada Sh-dhexe.

Xasan Sheekh oo Garoonka Muqdisho ku Qaabilay Askartku Dhaawacantay Dagaallada Sh-dhexe.

Madaxweynaha Dowladda Fedaraalka oo ay murug ka muuqaato ayaa qaabilay, qaar kamid ah askartii ku dhaawacan tahay dagaallo shalay ka dhacay duleedka degmada Cadale ee gobalka Sh-dhexe.

Waxaa maalintii shalay garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho laga dajiyay, dhaawacyada qaar kamid ah askarta Dowladda Fedaraalka ee ku waxyeelloobay dagaalladii shalay ka dhacay duleedka degmada Cadale ee gobalka Sh-dhexe.

Madaxweynaha Dowladda Fedaraalka Xasan Sheekh oo ay murug badan ka muuqato, ayaa waxa ay garoonka ku qaabilay dhaawacyada askartaas.

Qaar kamid ah askarta shalay laga dajiyay garoonka diyaaradaha ayay xaaladoodu culus tahay, sida laga dheehan karo muuqaallo laga soo qaaday.

Halkaan ka Degso Warka Dhaawacyada

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.