Wednesday, March 12, 2025
HomeAll NewsXiisadda u Dhexeysa Itoobiya iyo Eretrea oo Cirka Isku Shareertay.

Xiisadda u Dhexeysa Itoobiya iyo Eretrea oo Cirka Isku Shareertay.[DHAGEYSO]

Xiisadda Dagaal ee ka dhaxeysa Eritea iyo Itoobiya oo la sheegayo iney sii korortay, Xilli ay Suurgal tahay iney daqiiqad kasta dagaal dhaco.

Abaanduulihii hore ee ciidanka Itoobiya Gaashaanle Dhexe Tsadkan Gebretensae oo qeyb ka ahaa dagaalkii kol hore dhexmaray dowladda Eritea iyo Itoobiya, ayaa sheegay in dagaalka Eritea iyo Itoobiya yahay mid dhicikara Waqti kasta dhicikara.

Ninkan oo ahaa Abaanduulaha ciidanka Itoobiya sanadihii 1991-2001, ayaa sido kale qeyb k ahaa duulaankii Itoobiya sanadkii 1996 kusoo qaadday Soomaaliya gaar ahaan gobolka Gedo.

Geesta kale dagaallo udhaxeeya maamulka KMG ah ee Gobalka Tigreega iyo kooxda TPLF ayaa ka dhacay magaalooyin dhowr ah, xili xiisada udhaxaysa Itoobiya iyo Eratariya ay Cirka isku shareertay.

Kooxda TPLF ayaa lasoo warinayaa iney la wareegtay muhiim oo katirsan magaalada Maqalla ee caasimadda gobalka Tigreega, iyo magaalooyin kale oo ku yaalla isla gobalkaas.

Halkaan ka Degso Warka Xiisadda

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.