Tuesday, March 4, 2025
HomeAll NewsXildhibaan Gama'diid oo Sheegay in Dalka uu Kujiro Afgembi. .

Xildhibaan Gama’diid oo Sheegay in Dalka uu Kujiro Afgembi. [Dhagayso].

Xilidhibaan Yuusuf Gama’diid oo kamid ah baarlamaanka Dowladda Federaalka, ayaa sheegay in dalka uu afgembi kujiro, taladana ay xoog ku heystaan madaxda Dowladda Federaalka.

Wuxuu sheegay in xilibaannada aaney si xoriyad ah uga safri karin garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho, ayna ka daranyihiin dhibaatada lagu hayo dadka shacabka ah.

Halkan kala deg Warbixinta.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.