Tuesday, March 11, 2025
HomeAll NewsXildhibaan Hore oo Sheegay in Xasan Sheekh uu Dalka u Gacan Geliyay...

Xildhibaan Hore oo Sheegay in Xasan Sheekh uu Dalka u Gacan Geliyay Itoobiya.

Zakariye Maxamuud Xaaji Cabdi oo ah xillibaan horey uga tirsanaa Baarlamaanka Dowladda Federaalka, ayaa sheegay in Xasan Sheekh Maxamuud uu dalkii SOomaaliya oo dhami ku wareejiyay Itoobiya.

Zakariye ayaa sheegay in dalka SOomaaliya bad iyo berriba uu Xasan Sheekh Maxamuud siiyay Abiy Axmed, waxa dhacayna aan lagu tilmaami karin heshiis, ee uu yahay dalkii oo dhan oo gacanta laga bixiyay.

Halkan kala deg Faafaahinta Warka.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.