Xildhibaan C/rashiid Jiley oo katirsan Baarlamaanka Dowladda Fedaraalka ayaa ujawaabay, wasiir ku xigeenka warfaafinta ee Dowladda Fedaraalka C/raxmaan Al-Cadaala, kaas oo weerar ku qaaday xildhibaanno ku shiray Muqdisho oo kasoo horjeestay hanaanka uu wax ku wado Xasan Sheekh.
Waxa uu ku tilmaamay dad juhalo ah oo aan aqoonin howsha loo igmaday, laguna tuntay xeerarkii ay iyaga dajisteen.
Dowladda Fedaraalka ayuu ku tilmaamay iney tahay mid aan adkeysi laheyn, isagoo sheegay in xillgey doonaan ay xilka ka qaadi karaan Xasan Sheekh, soona wadaan qorshayaal adag.