Tuesday, March 4, 2025
HomeAll NewsXildhibaano ka Tirsan Dowladda Fedaraalka oo Isku Gacan Qaaday Kulan ay ku...

Xildhibaano ka Tirsan Dowladda Fedaraalka oo Isku Gacan Qaaday Kulan ay ku Yeesheen Muqdisho.

Kulan sawaxan iyo buuq kusoo dhamaaday ayay shalay isugu yimaadeen XIllibaannada Baarlamaanka Dowladda Federaalka, iyadoo xilibaannada qaar ay isku gacan qaadeen.

Aadan Madoobe oo shir gudoominayay kulanka ayaa ku qeylinayay in la aamuso, xilibaannaduna ay fadhiistaan, laakiin majirto cid dheg jalaq u siisay.

Xillibaanad lagu magacaabo Cadar oo ka hadashey baarlamaanka ayaa weerar afka ah ku qaaday Aadan Madoobe, iyadoo sheegay in Aadan Madoobe uu Baarlamaanka dhulka la galay.

Halkaan ka Degso Warka Xildhibaannada

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.